Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay sababaha keenay sare u kaca qiimaha Xajka

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shiikh Omar Ali Rooble iyo shirkadaha duulimaadyada ee sanadkaan ka shaqeynaya arrimaha Xajka ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay faahfaahin ka bixiyeen lacagta Xajka lagu aadayo sanadkaan oo bulshada qeyb ka mid ah ay sheegeen inay qaali tahay. Bahda Wasaaradda oo wasiirku hoggaaminayo iyo shirkadaha … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay sababaha keenay sare u kaca qiimaha Xajka